Waano!
Gabayada iyo Suugaanta laga hayo Abwaan DIIRIYE oo aad u xigmad badan dhamaantood, waxaa ka mid ahaa;
Saddax woow-ga ku taalo
Wax xun baa u dambeeyso.
1. Meel waraabuhu joogo
Iyadoo waqti gaabane
Dibi weeylo ku leexsho
2. Gabar wiilal la dheesho
3. Iyo nimuu waali habaaray